Maamulka G/Banaadir oo dhaqaale badan ka sameenaya Lo’da magaalada laga aruuriyo

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maalmihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ka waday olole balaaran oo xoolaha gaar ahaan lo’da looga aruurinayo wadooyinka magaalada iyo sidoo kale xaafadaha qaar. Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Finish ayaa amar ku siiyay gudoomiyaasha degmooyinka gobolka in ay wadooyinka kasoo aruuriyaan lo’da wadooyinka magaalada dhax socda, waxaana maamulkii aanan qaban howshaasi ugu … Continue reading Maamulka G/Banaadir oo dhaqaale badan ka sameenaya Lo’da magaalada laga aruuriyo